We've detected that Javascript is not enabled. It is required for an optimal survey taking experience. Please check your browser's settings and make sure Javascript is turned on. Learn how to enable Javascript.
Xeerarka iyo Shuruudaha
Markaad kaqaybgasho xog aruurintaan waxaad aqbalaysaa Xeerarka iyo Shuruudaha kuqoran hoos.
Macluumaadka aad nasiiso wuxuu naga caawinayaa inaan lascono warbxintaada. Ciwaanada iimeelka ee aad nasiiso waxaan u adeegsanayn inaan kula socono adeeg sadayaasha qaaska ah loomana adeegsanaayo ujeedooyin ganacsi.
Fikradahaaga waxay Seattle Public Utilities u adeegsanaysaa inay gacan kagaystaan qiimaynta aagaga ay kajiraan dhibaatooyinka systrmka wasaqda qaata iyo systemka biyaha daadaadka.